Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybaha Yemen oo ku Wada Hadlaya Sweden


Dhinacyada ku loolamaya dagaalka ka socda dalka Yemen ayaa isu diyaarinaya inay wadahadal ku yeeshaan dalka Sweden, hase yeeshee, dad tiro yar oo reer Yemen ayaa ka rajo qaba in xal taabba-gal ah laga gaaro dagaalkan oo hadda afar sano ku dhow.

Wariyaha VOAda Edward Yeranian ayaa warbixinta ka soo diray magaalada Qaahira.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo jeedinaya.

Dhageyso Wadahadaladda Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG