Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo maanta looga baroor-diiqayo Bush


Baroor-diiq qaran ayaa maanta ka dhacaysa dalkan Maraykanka taasi oo loo qabanayo madaxweynihii hore ee dalkan George H. W. Bush oo geeriyooday Jimcihii lasoo dhaafay.

Madaxweyne Bush waxa uu ahaa madaxweynihii 41-aad ee dalkan Maraykanka, waxaana lgu xusuustaa dalkan inuu isaga oo yar usoo dagaalamay isaga oo ka qaybgalay dagaalkii labaad ee dunida, kadibna dalkan kasoo qabtay xilal kala duwan.

Baroor-diiqda maanta oo ka dhacaysa magaaladan Washington waxaa ka qaybgalaya dhammaan madaxweynayaasha nool ee horey usoo maray Maraykanka.

Bush ayaa maalinta berrito ah lagu aasi doonaa gobolka Texas oo ay ku taallo maktabad loogu magacdaray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG