Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waddani oo diiday in doorashada la dhaafiyo 2019


Somaliland Elections
Somaliland Elections

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa dib-u-dhaca doorashooyinka Somaliland ku tilmaamay masuuliyadda xukuumadda, waxaanu sheegay in xisbi ahaan aanay qayb ka ahayn masuuliyadda baaqashada, oo ay hore ugu eedeeyeen guddida doorashadu.

Hoggaanka sare ee Xisbigaas oo warbaahintga kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay inaanay doorashadu dhaafin sannadka 2019.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa shir-jaraa'id ka dib waraysi la yeeshay guddoomiyaha ku mee lgaadhka ah ee Xisbigaas Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, waxaanu ugu horreyn waydiiyay siday u arkaan go'aanka guddida doorashada ee dib-u-dhaca doorashada.

Waddani oo diiday in doorashada la dhaafiyo 2019
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

XS
SM
MD
LG