Isku xirrada

War Deg-Deg ah

W. Ruto oo Booqday W. Bari, Kenya


Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in Kenya ay ka shaqeynayso sidii ay si rasmi ah ugu furi lahayd xadka Kenya ee Somalia. Hadalkan ayuu ka sheegay safar uu ku tagay degmada Dadaab iyo Faafi oo ka tirsan maamulka deegaanka Garissa.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Dhageyso Booqashada Rutu
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG