Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubno Shabaab ahaa oo duqeyn lagu dilay


Shabaab

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa sheegey in ay shalay duqeyn ka geysteen deegaanka Quy Cad oo ka tirsan gobolka Mudug.

Warsaxaafadeed ay soo saareen ayey ku sheegeen Africom in iyagoo kaashanaaya dowlada federaalka ay halkaas duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen.

Waxaa kale oo ay warsaxaafdeedkooda ku sheegeen in ay qiimeynayaan khasaraha weerarkaas, iyagoo xusey in aysan jirin dad rayid ah oo wax ku nqodey.

Africom ayaa sheegtey in weerarkaas ay ku dileen 7 ka mida maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Waa markii labaad ee weerar noocan ah ay ka geystaan aagaas.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG