Safiirka Cusub ee uu dhawaan Madaxweyne Trump u magacaabay Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa xalay xubno ka tirsan bulshada Soomaalida Mareykanka kula kulmay gobolka Minnesota.
Ambassador Yamamoto ayaa Soomaalida ka codsaday inay ku garab istaagaan howsha hortaala, isagoo dhinaca kale su’aalo uga jawaabay dadkii kullanka ka qeyb galay.
Xuseen Barre Aaden ayaa kullankaasi warbixin ka diyaariyey.