Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydka qof Soomaali ah oo laga helay Basel


Switzerland
Switzerland

Meydka qof Soomaali ah oo ay ka muuqdaan dhaawacyo, ayaa laga helay mael wabi ah oo ku taalla, magaalada Basel ee Waqooyiga Galbeed dalka Switzerland kuna dhow xadka dalkaasi uu la wadaago Faransiiska iyo Jarmalka.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo todobaadkan uu sidoo kale qof Soomaali ah isu dhigay tareen.

Wariyaha VOA-da Ibraahim Xassan Daandureey ayaa dhacdooyinkan ka wareystay Mustaf Xaaji Goobdoon oo ka mid ah shaqsiyaadka u dhaq dhaqaaqa Soomalida dalkaas, kuna sugan magaalada Davos.

Meydka qof Soomaali ah oo laga helay Basel
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

XS
SM
MD
LG