Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cavanaugh iyo Ford oo Markhaati Furay


Guddi Hoosaadka Caddaaladda ee Aqalka Senateka ee Congresska Maraykanka ayaa shalay dhageystay dacwad la xiriirta fara xumeyn la sheegay in garsoore lagu magacaabo Brett Canavanaugh uu u geystay Christine Blasey Fore oo prof. ka ah jaamaca ku taalla gobolka California, eed la xiriirta inuu fara xumeeyey xiligii ay dugsiga sare wada dhiganayeen.

Haddab faahfaahinta dhageysigii shalay iyo waxa lagala soo baxay hadalii labada qof ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka hawlgala gobolka MN ee dalka Maraykanka.

Dhageyso Dhageysiga Cavanaugh iyo Ford
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00

XS
SM
MD
LG