Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump iyo Farriintiisa Q. Midoobay


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa todobaadka soo socda tagaya Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka furmaya New York, halkaas oo ay isugu imaanayaan madaxda dunidu.

Waxaa weli dad badani ay xusuustaan hadalkii uu ka jeediyay sanadkii hore Golahan kaasoo uu ugu hanjabay dalka Kuuriyada Waqooyi inuu burburin doono.

Haatanna waxaa walaac laga qabaa waxa ay noqon doonto fariinta uu sanadkan shirka la tagi doono.

Wariyaha VOAda uga soo waranta Xarunta Qaramada Midoobay Margaret Besheer ayaa warbixintan ka soo dirtay New York waxa laga filayo shirka Golaha Guud.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa soo jeedinaya.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG