Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qiimo dhac ku yimid lacagaha Turkey iyo Iran


Turkish Lira
Turkish Lira

Toddobaadyadii tagey dhowr dal oo dunida ku yaalla ayaa madaxa la galay dhibaatooyin dhaqaale, kadib qiimo dhac weyn oo ku yimid lacagtooda.

Dalalkaas waxaa ka mid ah Turkiga, Iran, Venezuela iyo Argentina. Axmed Cali Sheikh ayaa warbixintan si gaar ah ugu eegaya qiima dhaca ku yimid lacagaha Turkiga iyo Iran iyo waxa sababay.

Qiimo dhac ku yimid lacagaha Turkey iyo Iran
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00

XS
SM
MD
LG