Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Asmara: ONLF iyo Ethiopia oo Wada Hadlaya


Dawladda Ethiopia iyo ururka ONLF ayaa Talaadadii shalay wadahadal uga bilowday magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Labada dhinaca ayaa in muddo ahba ay wadahadallo u socdeen, hase yeeshee, mar walba u dib u dhac ku imanayey.

Haddaba fursadda guushu intee ayey hadda le’eg tahay. Su’aashaas iyo su’aalo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu weydiiyey Xirsi Cabdulqaadir oo xildhibaan ka soo ahaa baarlamaanka federalka Ethiopia, haatana ku sugan dalka Maraykanka.

Dhageyso Wadahadalka ONLF iyo Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG