Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabdho walaala ah oo u Geeriyooday Gudniinka Fircooniga


Sawir muujinaya gabdho la gudayo
Sawir muujinaya gabdho la gudayo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba gabdhood oo walaala ah ay geeriyoodeen kaddib marki lagu sameeyay gudniinka fircooniga.

Haddaba waxa ka jira arrintan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Xaawa Adan Maxamed oo aasaastay xarunta waxbarashada iyo nabadda, oo sidoo kalena u dhaqdhaqaaqday xuquuqda haweenka, kuna sugan magaalada Gaalkacyo.

Dhageyso warbixinta gudniinka fircooniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:45 0:00

XS
SM
MD
LG