WASHINGTON. D.C —
Dabeylo iyo roobab xoogan oo ka dhashay duufaanta loogu magac-daray Florence ayaa wali garaacaya qeybo ka mid ah gobollada North Carolina iyo South Carolina ee dalkan Mareykanka.
Haddaba faah-faahinta khasaaraha ka dhashay iyo sida uu xaalka goboladaasi yahay ayaa wariyaha VOA-da Nur Bukhari uu ka wareystaywareystay Jabril Cabdulle Ciyow iyo Cabdisalan Xaji Cabdulqadir oo labaduba ku nool magaalada Raleigh ee caasimada gobolka North Crolina. Waxaa hadalka ku hormaraya Jabril.