Qaar ka mid ah jaaliyadda Oromada ee ku nool magaalada Boosaaso, ayaa ugu baaqay ehelada dhalinyarada Oromada ah ee gala safarada halista ah ee Tahriibta inay ka joojiyaan dhalinyaradaasi.
Dhinaca kale Haweenka iyo waxgardka ku nool Boosaaso ayaa ku baaqay dhalinyaradaasi in gargaar loo fidiyo, sida uu warbixintan ku sheegayo Yuusuf Maxamed Yuusuf.