War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxad ku maqli doontaan sheekooyin xiiso leh oo qeybtii fanaanka iyo hal-abuurka oo uu maanta marti ku yahay fanaan Maxamed Siciid BK, waxaana barnaamijka soo diyaariyey Cabdixakiim M. Shirwac.

Dhageyso Caweyska Washington

No media source currently available

XS
SM
MD
LG