Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Theresa May oo Soo Gaba-gabeysay Booqashadeedii Afrika


Ra’iisul Wasaaraha Biritan Theresa May ayaa soo gaba gabaysay booqasho saddex maalmood ah oo ay ku tagtay saddex waddan oo ka tirsan qaaradda Afrika, iyadoo booqashadii ugu dambaysay ku tagtay shalay dalka Kenya.

Safarka May ayaa ujeeddadiisu tahay in la hagaajyo xiriirka dhaqaale ee UK iyo qaaradda Afrika ka hor inta ana UK ka bixin Midowga Yurub sannadka dambe. Maxamed Yuusuf ayaa warbixitan kasoo diray Nayroobi, waa kan Haaruun Macruuf.

RW Britain oo soo gaba gabeysay booqashadeedii Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG