Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxtooyada Somaliland oo Dhaqan-gelisay Xeerka Kufsiga


Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Somaliland ayaa lagu dhaqan geliyay xeerar uu ka mid yahay Xeerka Kufsiga iyo xad-gudubyada Jinsiga' oo si weyn bulshadu ugu dhegtaagaysay hirgelintiisa. Arrintaasi ayaa waxa soo dhaweeyay ururada bulshada rayidka ah.

Wareegto kale oo laalaysa in cashuur-dhaaf loo sameeyo shirkadaha iyo dadka ajaanibka ah ayaa sidoo kale ka mid ah go'aamada ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi. Wariyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Madaxtoyada Somaliladn oo dhaqan gelisey xeerka kufsiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:19 0:00

XS
SM
MD
LG