Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Bani'aadannimada Caalamiga ah


Maanta oo kale 19 August waxaa Dunada laga xusaa maalinta Bani'adamnimada iyadoo xuska maalintan ay Qaramada Midoobya u asteesay 19 August 2003dii xiligaas oo shaqaalo samafalka ka shaqeyaa lagu dilay Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. Magaalada Baledweyne ayaa ka mid ah meelaha lagu xusay.

Gudoomiyaha Magaalada Baledweyne Maxamed Macalim Cismaan (Qalaafoow) ayaa xaalada Bani’adamnimada Baledweyne uga waramay Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso Maalinta Gargaarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

XS
SM
MD
LG