Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Puntland oo Dhaceysa Waqtigi Loo Cayimay


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta mar kale shaaciyey in doorashada madaxtinnimada maamulkaasi ay dhicii doonto waqtigii loogu talogalay oo ah 8-da bisha Jannaayo ee sannadkan soo socda.

Hadalka Baarlamaanka ayaa ka dambeeyey kadib warar la isla dhexmarayey oo ahaa in AY wax iska beddeli karaan xilliga doorashada. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhageyso warka doorashada Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:27 0:00

XS
SM
MD
LG