Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bannaanbaxyo Iska-soo hor-jeeda oo ka Dhacay Caasimadda Mareykanka


Magaaladan Washington, D.C. ee caasimadda dalka Maraykanka waxaa shalay ka dhacay bannaanbax ay soo qaban-qaabiyeen kooxaha midigta fog ee ajaanibka neceb, iyaga oo sheegay in ay u doodayaan xuquuqda dadka caddaanka ah.

Bannaanbaxan ayaa waxaa barbarsocday mid kale oo looga soo horjeeday kooxaha midigta fog. Haddaba, Xuseen Barre ayaa bannanbaxan iyo sababaha keenay waxa uu ka waraystay Faarax Maxamuud Maxamed oo ah qooraa ka faalooda arrimaha siyaayasda, kuna sugan gobolka Virginia.

Qolyaha soogalootiga neceb oo bannaan bax ka sameyay Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG