Isku xirrada

War Deg-Deg ah

20 Sano Guuradii ka soo Wareegatay Weeraradii Safaaradaha Mareykanka ee B/Afrika


Labaatan sano ayaa ka soo wareegatay markii maanta oo kale, 7-dii bishii August sanadkii 1998-dii uu ururka Al-Qaacidda qaraxyo ku weeraray safaaradaha Mareykanka ee bariga Afrika.

Weeraradaasi waxaa ku nafwaayay dad ku dhow 250 qof ilaa iyo shan kun oo kalena wey ku dhaawacmeen.

20 sana guuradii ka soo wareegtay khasaarihii ka dhashay weeraradaasi oo la xusayo ayaa reebay saameyn xoog leh.

Wariyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nayroobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG