Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Shaafici Diiriye Cabdi, Guddoomiye Kuxigeenka Somali International University oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.