Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo raadineysa heshiiska Eritrea


Mahamoud Ali Youssouf

Dowladda Djibouti ayaa taageero u raadinaysa heshiis nabadeed oo lagu soo af-jaro colaadda kala dhaxeysa Eritrea.

Wasiirka arrimaha dibadda Djibouti ayaa booqasho ku maraya dalal dhowra oo dibadda ah si uu taageero ugu helo arrintaas.

Haddaba mucaaradka iyo xisbiyada isbahaysiga dowladda Djibouti ayaa ka hadlay qorshaha dowladu ku raadinayso in lala heshiisiiyo Eritrea.

Warbixintan waxaa Djibouti ka soo diray Ramadan Muse.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG