Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dab fara ba'an ku haya dalka Sweden


Diyaarad biyo ku rusheyneysa keymo ololaya gudaha Sweden
Diyaarad biyo ku rusheyneysa keymo ololaya gudaha Sweden

Shaqaalaha dab damiska dalka Sweden ayaa tan iyo marki uu billowday xilliga xagaaga ama kuleylaha la tacaalaya dab xoogan oo ka socda meelo kala duwan oo dalkaasi ah.

Gobollada ugu daran ayaa la sheegay in ay yihiin Yävleborg, Yämtland iyo Dalarna.

Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in ay daweeyeen dad dhowr ah oo ay qaniineen masas halis ah, oo kasoo baxay meelaha uu dabku ka socdo.

Faah-faahinta dabkan ayaa Nur Bukhaari uu ka wareystay Cabdullaahi Hilowle (Sahal Yare) oo ah saxafi dagan dalkaasi Sweden.

Dhageyso wareysiga dabka Sweden
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00


XS
SM
MD
LG