Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Adeeg lagu dalban karo takaasida


Muqdisho
Muqdisho

Adeeg cusub ee u sahlaya dadku in ay telefoonka gacanta ka dalbadaan Takaasida ay rabaan gaar ahaan ayaa laga sameeyey meelo ka mid ah dalka.

Meeshii ugu dambaysay ee laga furay ayaa ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Aaasimaha Dhaweeye Cabdiqani Maxamuud ayaa u sheegay VOA in aysan ahayn shirkad Tax balse ay keeneen adeeg uu qofka ku dalban karo gaadiid walba; waxana uu sheegay in ay isticmaali karaan Bajaajyada Muqdisho.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu uga warramay adeeggan.

Muqdisho: Adeeg lagu dalban karo takaasida
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:40 0:00

XS
SM
MD
LG