Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliye Ciidan oo ku Dhintay Taleex


Sool

Taliye ka tirsan ciidamada Somaliland ee Taleex ku sugan ayaa maanta la dilay. Somaliland ayaa ciidamada maamulka Puntland ku eedeeysa inay ka dambeeyeen dilka talihii ciidamada Somaliland ee taleex Gaashaanle Sare - Saleebaan Cabdi Caatey, kaasoo Somaliland ay sheegtay in lagu dilay weerar jidgooyo ah oo Puntland ay ku qaaday wafdi uu ka mid ahaa taliyaha.

Wasiirka biyaha Saleebaan Cali Koore oo warbaahinta kula hadlay, ayaa sheegay in ciidamada puntland weerar ay sidoo kale dhaawacyo culus gaadhsiiyeen masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay guddoomiyihii degmada Taleex. Wasiirku wuxuu sheegay in weerarku ka dhacay deegaanno u dhaw Taleex.

Haddaba waxaa khadka taleefonka ku jira, Cabdikarim Olol, weriyaha vOA ee Laascaanood.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG