Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka ONLF oo guddoomiye lagu doortay


(Sawir Hore)
(Sawir Hore)

Shirweynaha ururka ONLF ee Asmara ayaa weli ka socda magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.

Shirka oo la filayo in dhowaan lasoo geba gebeeyo, ayaa waxaa mar kale guddoomiyaha ururka loogu doortay Mohamed Omar Osman, oo xilkaasi hore u hayay.

Shirweynaha ayaa sidoo kale wax looga baddalay qaab dhismeedka JABHADDA.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka iyo arrimo kale oo quseeya ururka ONLF ayaa Axmed Cali Sheekh waxa uu ka wareystay afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo ku sugan Asmara.

Shirka ONLF oo guddoomiye lagu doortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG