Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Moyale: Dagaal dhex maray Soomaali iyo Oromo


Degmada Moyale oo ku taalla xadka Ethiopia iyo Kenya waxaa lagu soo warramayaa inay ka dhaceen dagaallo iyo qul-qulatooyin dhexmaray Soomaalida iyo Oromada.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalladan ay dhaliyeen barakac.

Haddaba sida ay wax u dhaceen iyo xaaladdu siday imiaka tahay, ayaa weriyaheena Ibraahim Daanduray wuxuu ka wareystay nin cod-saday inaan magaciisa la sheegin oo ku sugan gudaha Moyale.

Moyale: Dagaal dhex maray Soomaali iyo Oromo
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:44 0:00

XS
SM
MD
LG