Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Cali Boolaay oo ka mid ahaa dhalinayaradii SYL dhinaca warbaaxinta u qeybsanaa, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira halgalkii xornimo doonka.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.