Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka mid yihiin cusbitaal takhasuse ah, kaas oo lagu sameyn doono qalliinada waaweyn ee markii hore dibadda loo tagi jiray.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan