Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin kooxaha qalalaasaha ka wada Mozambique?


Tete province, Mozambique
Tete province, Mozambique

Waxaa dhowaanahan sii kordhayayey qalalaasaha ka dhacay gobolka Cabo Delgado ee dalka Mozambique.

Waxaa lagu soo warramayaa inay halkaasi ka dhaceen 15 weerar oo ay ku dhinteen 49 qof labadii bilood ee u dambaysay keliya.

Khubarada gobolka ku sugan ayaa sheegay in tirada kooxaha weerarka gaysanaya ay sii badatay. Haddaba maxay yihiin kooxahani? Ma waxaa weeye kooxo xagjir mise qawlaysato gaysanaya falal dambiyeed?

Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Jasmine Opperman oo ah khabiir ku takhasustay arrimaha amniga kuna sugan Koonfur Afrika.

Maxay yihiin kooxaha qalalaasaha ka wada Mozambique?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG