Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa habeenkii xalay ahaa Aqalka Cad afur ugu sameeyey diblomaasiyiin ka socda qaar ka mid ah safaaradaha dalalka Islaamka.

Danjirayaal 50 kor u dhaafaya ayaa afurka qeyb ka ahaa.
Warbaahinta ayaa sheegtay in xafladda sanadkan aan lo joogin sida kuwii sanadihii hore, iyada oo hoggaamiyeyaal Muslimiinta Maraykanka ka tirsan oo lagu marti qaadi jiray ayna sanadkan ka soo qeyb galin.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG