Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo maanta ka dhacay Nairobi


Magaalada Nairobi waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo musuqmaasuqa Kenya, kadib markii ay soo baxday in 100 malyuun oo dollar oo hantida dadweynaha ah la xaday.

Shaqaale ka tirsan dowladda iyo ganacsato ayaa lagu eedeeyay inay lacagtan xadeen. Warbixintan kooban waxaa Nairobi ka soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG