Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo ka cabsi qabta weeraro Al-Shabaab


Shabaab
Shabaab

Booliska iyo hay’addaha amniga Kenya ayaaa shalay sheegay in maleeshiyo badan oo ka tirsan al-Shabaab ay isku-uruursanayaan deeggaanada u dhow xadka Kenya iyo Somalia.

Booliska ayaa sheegay in kooxdani ay qorsheynayaan inay usoo gudbaan dhinaca Kenya si ay weerarro halkaasi uga geystaan inta lagu jiro bishan ramadan.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbiixntan ka soo diray Gaarisa.

Kenya oo ka cabsi qabta weeraro Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG