Dalka Britain oo ka mid ah dalalka ay ku noolyihiin Soomaalida u badan ee qurabajoogta ah ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay doorsahadii golyaasha degaanka ee dawladaha hoose.
Hhadaba natiijada doorashadan iyo ahmiyadda ay u leedahay soomaalida mudada badan ku noolaa dalkaasi ayay Caasha Ibraahim Aaden waxay ka waraystay Sahal Yuusuf Cali oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa dadka soo galootiga ah.
Facebook Forum