Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bariga Afrika: Caqabadaha Ardayda ka Heysta Waxbarashada PhD


Waddamo kale ee ku yaala Bariga Afrika oo ay Kenya ka mid tahay waxaa ku yar ardayda ka qalin jebisa jaamacadaha ee heerka shahaaddada sare ee PhD. Arrintan ayaa loo aaneynayaa in jaamacadaha ay ku yar yihiin macallimiinta awoodda u leh inay dhigaan ama kormeeraan ardayda u sharaxan shahaadada saree e PhD.

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Nayroobi.

Caqabahada Ardada bariga Afrika ee shahaddada PHD
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:47 0:00

XS
SM
MD
LG