Dowladaha Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa xalay duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay u adeegsatay dadkeeda magaalada Duma ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya.
Duqeymaha ayaa lala beegsaday, xarun dhinaca cilmibaarista Seyniska a, goob lagu keydiyo hubka Kiimikada iyo xarun weyn oo military oo ka mid ah xarumaha laga hago milatariga Syria.
Facebook Forum