Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga ku nool Israel oo aan Mustaqbalkooda Caddeyn


Qiyaastii 40 kun oo Afrikaan ah oo ku nool Isreal ayaa wajahaya mustaqbal hubaal la’aan ah, iyadoo Israel ay sii wado dadaalo ay ku dooneyso inay dalkaasi ku masaafuriso.

Wariyaha VOA Robert Berger ayaa warbixintan ka soo diray Qudus. Jaamac Buule Jaamac ayaa inoo soo koobaya.

Xaaladda Qaxootiga Afrikaanka ah ee Isreal ku dhaqan
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG