Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka: 10 Dumar ah oo la Abaal Mariyey


Defense & State Department Logo

Ciil, naxariis iyo rabitaanka cadaaladda; hal-ku-dhigyadaasi waxay ahaayeen waxyaabaha dhiiri galinayay 10 haween ah oo ay wasaaradda arimaha dibadda Maraykanku abaal marin gudoon siisay sanadkan, abaal marintan oo lagu magacaabo Biladda haweenka geesiyaasha ah ee caalamka, wariyaha VOA da Mike O’Sullivan ayaa qaar ka mid ah haweenkaasi kula kulmay magaalada Los Angeles, warbixintan ayaanu ka soo diray.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo koobaysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG