Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda WHO oo 70 Sano Jirsatay


Maanta 7da bisha April waxey ku beegantahay 70 guuraddii ka soo wareegtay aasaaska Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, sidoo kalena waxey ku beegantahay maalinta caafimaadka Aduunka.

Somaliya waxey ka mid tahay meelaha dhibaatooyinka caafimaad ay ka jiraan. Sahra Cabdi Axmed ayaa xaaladda caafimaadka ee Somaliya wax ka weydiisay. Dr. xildhibaan Cusmaan Maxamuud Dufle.

Dhageyso Wareysiga Dr. Dufle
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:40 0:00

XS
SM
MD
LG