Dalka Jabuuti waxa uu ka mid yahay waddamada Afrika ee koronto la’aantu ay dhibaato ku heyso, horumarna ay ka hor taagantahay.
Balse, hadda dowadda Jabuuti ayaa sheegtay inay cilmi baaris ku ogaatay inay heshay tamarta uumiga laga dhaliyo ee loo yaqaan Geothermal Energy, ayna ka shaqeyneyso sidii ay uga faa’ideysan laheyd. Wariyaha VOA, Ramadan Muuse, ayaa warbixintan ka soo diray Jabuuti.