Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta Britain oo Cabsi La Soo Deristay


Guud ahaan waxaa laga dareemayaa dalka Britain feejignaan ay muujinayaan dadka Muslimiinta ah kadib markii todobaadyadii lasoo dhaafay guryohooda loogu diray muslimiin badan in 3-da April oo maanta ku beegan ay noqoto waxa loogu yeeray "maalin la ciqaabo dadka muslimiint ah."

Qoraalka oo wali boolisku ay baaritaan ku wadaan ayaa loo maleynayaa in ay ka dambeeyaan kooxaha Islaamka neceb ee cunsuriyiinta ah.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya dareenka muslimiinta ee maanta iyo sida arrintan looga hadal hayo dalkaasi.

Muslimiinta Britain ku dhaqan oo cabsi la soo deristay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00

XS
SM
MD
LG