Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Doorashada Madaxtinnimo ee Masar


Cod bixinta doorashada madaxtinimada ee dalka Masar ayaa maanta gashay maalinti labaad, kadib marki ay shacabka Masar si weyn ugu soo baxeen maalinti 1-aad ee Isniintii shalay.

Madaxweynaha hadda talada haya Cabdefatax al-Sissi ayaa la saadaalinayaa inuu si aqlabiyad leh ugu guuleysan doono doorshadan oo codbixinteedu ay soo dhammaan doonto Arbacada birrito ah.

Haddaba doorashadan sidee looga arkaa dunida carabta, Maxeyse uga dhigan tahay dadka Masaarida ah.

Maxamed Colaad Xassan ayaa su'aalahaa iyo kuwo kaleba weydiiyay Danjire Cabdullahi Congo, oo muddo dheer ka soo shaqeeyay Jaamacadda Carabta, kuna sugan dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG