Dalalka Ethiopia iyo Imaaradka ayaa dhawaan kala saxiixday heshiisyo dhinaca dhaqaalaha iyo ganacsiga, kuwaasi oo saamayn ku yeeelan kara dalalka Geeska Africa. Hadaba Caasha Ibaraahim Aden ayaa arrintaasi ka waraysatay Xasan Aaden Hoosow oo ah la taliyaha dhinaca dhaqaalaha ee Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee gobolka Alberta ee dalka Canada.
Dhageyso wareysiga heshiiska
Facebook Forum