Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Italy: Codadkii Doorashada oo la Tiriyey


Dalka Talyaaniga, doorashada baarlamaaniga ah ee dalkaasi ayaa natiijadeedada ay u muuqaata in xisbiyada ay ku kala sareeyaan waxaan kuraasta ugu badan ku guuleystey xisbiga Leegada oo ay ku midoobeen xisbiyo badan. Sidoo kalena uu ku jiro Silvia Berlusconi oo ahaa Raysalwaaarihii hore ee dalkaasi.

Markii ugu horeysay waxaa mid ka mid ah xisbiyada dalkaasi u soo galey xubin baarlaamkaanka ka mid ah nin Madow ah oo kasoo jeedo dalka Nigeria.

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashadasi ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka wareystay Shukri Saciid oo ah saxafiyad la shaqeyso warayska La Republica ee dalkaasi kasoo baxo ayadoo kusugan magaalada Roma.

Dhageyso Doorashada Talyaaniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG