Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macallimiin Lagu Diley Wajeer


Wararka ka imanaya waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in 3 ka mid ah macallimiinta dugsiyada hoose lagu dilay deegaanka Qarsa oo u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Weerarkaasi ayaa booliska Kenya ay sheegayaan inay ka danbeeyeen malleeshiyo ka tirsan al-Shabaab. Weriyaheenna Gaarisa, Maxamed Faarax Shire, ayaa weerarkan ka wareystay Faysal Cabdiraxmaan oo ah saxafi ka tirsan warbaahinta KTN.

Macallimiin lagu dilay Wajeer
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG