Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Xubno Booqday Goobta uu Ka Socdo Gurmadka Doonidii Degtay


Wasiirka amniga Puntland, Axmed C/laahi Yuusuf Dawlad, oo weheliyaan xubno kale oo ka tirsan dowlad goboleedka Puntland oo uu ka mid yahay taliyaha booliska Puntland, ayaa maanta waxay kormeer ku tageen goobta ay dhowaan ku soo caarisay dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed.

Goobtaasi waxa ka socda dhisme deked macmil ah oo lagu badbaadinayo hantida saaran doontaas.

Weriyaha VOA, Faadumo Yaasiin Jaamac ,ayaa warbixintaan nooga soo dirtay magaalada Boosaaso.

Xubno Puntladn ka socda oo kormeeray doonidii soo caarisey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:00 0:00

XS
SM
MD
LG