Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Nin Baara Ganacsiga Foolka Maroodiga oo la Dilay


Kenya: Nin Baara Ganacsiga Foolka Maroodiga oo la Dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:58 0:00

Dalka Kenya waxaa shalay mindi lagu dilay Esmond Bradley oo ka mid ahaa dadka hormuudka ka ahaa baarista kaganacsiga sharci darada ah ee foolka Maroodiga. Ninkan oo Maraykanka u dhashay ayaa shalay maydkiisa laga helay gurigiisa magaalada Nairobi.

XS
SM
MD
LG