Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Siyaasiyiin Mucaarad ah oo La Xirey


Jahawareer siyaasadeed ayaa ka taagan dalka Kenya, kadib markii toddobaadkan uu madaxweynenimo isku caleemo saaray hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga.

Ciidamada amniga ayaa maanta xabsiga dhigay siyaasi ka qeyb galay xafladdii caleemo saarka Odinga.

Dowladda Mareykanka ayaa Khamistii sheegtay inay si weyn uga walaac-san-tahay falka uu hogaamiyaha mucaaradka isku-caleema saaray, isla markaana ka soo horjeeddo falalka lagu majo xaabinayo dastuurka iyo qaanuunka sharciga dalka Kenya. Warbixinta waxaa Nayroobi ka soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG