Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo Mamnuucday Dhaq-dhaqaaqa Wax-iska-caabinta


Waxa maalintii labaad hawada ka maqan warbaahinta la iska arko ee ugu waawayn dalkan Kenya, kadib markii ay dowladda Kenya hawada kasaartay. Dowladda, ayaa mamnuucdey sidoo kale urur ay ku dhawaqeen isbahaysiga mucaaradka ee NASA, kaasi oo lagu magacaabo dhaq-dhaqaaqa wax iska caabinta qaran, loona soo gaabiyo NRM.

Maryan Maxamuud Barre, ayaa warbixintan Nayroobi ka soo dirtay.

Kenya oo mamnuucday dhaq-dhaqaaqa mucaaradka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00

XS
SM
MD
LG